Casuum saaxiibadaa oo hel 25€ midkiiba
Waa ay fududahay casuumidu. Waxa kaliya ee aad u baahantahay waa cinwaanka email-ka ama lambarka saaxiibkaa. Marka qofka aad casuumtay uu diro wax ka badan 50€ ama in u dhiganta, waxaan kuu soo diri doonnaa 25€ ama in u dhiganta oo qiimadhimis ah. Waxaad casuumi kartaa inta qof ee aad doontid waxaadna ku helaysaa ilaa 10 qiimadhimis.
Wixii faahfaahin ah oo ku saabsan casuumida saaxibdaada, eeg sida casuumaada u shaqeyso.
Wixii faahfaahin ah oo ku saabsan isticmaalida qiimadhimistaada, eeg sida qiimadhimistu u shaqeyso.
Wixii faahfaahin ah oo ku saabsan cadadka qiimadhimista, eeg cadadka ay ku noqoneyso lacagaha kala duwan ee aan dirno.
U dir adeega taleefanka gacanta ama ka qaado lacagtada 20 + wadan adigoo samaynaya talaabooyin yar.
Dir wakhtigaad doonto. Dirista badankeed waxaa ay ku gaarta qofka ilbiriqsiyo gudahood.
Kumi kasta oo la keydiyo waa kumi dheeraad u ah qofka aad jeceshahay.
Ka dir meel kasta oo aad joogtid - looma baahna inaad booqato wakiil.
Waxaa na kormeera Hay'adda Kormeerida Maaliyadeed ee Iswidhan (Inst. No 45583)
Xogtaada iyo xawaaladaada waa sir oo si qarsoodi ayaa loo hayaa
Si fudud ula soco - mar walba waad ogtahay halka ay lacagtaadu marayso
Waxaan la wada-shaqeenaa bangiyada adduunka hogaamiya iyo bixiyayaasha lacag bixinta, sidaa darteed lacagtaada waxay tagi meel aamin ah mar walba
In ka badan bilyan ee SEK ayaa loo diray saaxiibbada iyo qoysaska adduunka oo dhan. Tani waa in ka badan milyan falal ah daryeelid.
Waxaan u qaadnaa ayeeyda dhakhtarka marka ay jirato. Waxaan saaxiibka ka caawinaa arooskiisa ama walaasheen waxyaalaha aan la fileynin. Si wada jir ah ayaan u sameyneynaa isbeddel. kuwaani waa sheekooyinka aan wadaagnay.
"Waxaan qarashka caafimaadka ka taageeraa ayeeyaday oo ku nool Taylaan. Mar walba ay lacag u baahato, waxaa iga caawiya in aan dhaqsi ku gaarsiiyo Transfer Galaxy."
Rose, waxay lacag u dirtaa Taylaan"Aad ayay u fududahay in aad lacag ku dirsatid Transfer Galaxy. Waxaan lacag ku diri karaa xarumaha kaashka laga bixiyo, ama si toos ah akoon bangi, anigoo ka diraya app-ka ama kumbiyuutarka, si dhaqsi iyo ammaan ah"
Özkan, wuxuu lacag u diraa Turkiga."Walaalkay wuxuu ku noolyahay Ciraaq. Riyadiisu waa in uu yeesho ganacsi u gaar ah, anigana waxaan u diraa lacag aan kaga caawiyo in riyadiisu uu ka dhabeeyo!"
Humam, wuxuu lacag u diraa Ciraaq.Dirida ugu horeysa waa lacag la'aan