Sida ay u shaqeyso

  • Isu diiwaangeli si lacag la'aanah

    Waxa kaliya aad u baahan tahay waa BankID-kaaga (Aqoonsigaaga Bangiga) ama Aqoonsigaaga. Oh, iyo haka walwelin. Waxaad kaliya u baahan tahay koonto, ma ahan qaatayaashaada.

  • Noo sheeg qofka loo diri doono

    Si toos ah ayaan u keydin doonaa qaatahaaga. Waxaad u baahan tahay kaliya inaad faahfaahinta hal mar geliso.

  • Dooro sida loo geyn

    Ka dooro dhowr bixiyeyaasha boorsada taleefanka gacanta ama kumanaan ah meelaha lacagta cadaan looga qaato.

  • Noo sheeg inta ay tahay in la diro

    Waxaan kuu tusi doonaa kharashka kaaga baxayo iyo qiimaha sarrifaadasi hore. Waxaad arki doontaa si sax ah inta uu heli doono qaatahaaga.

  • Dib u eeg oo dir

    Hubi in wax walba ay u muuqdaan si sax ah. Ku bixi si ammaan ah lacag wareejinta bangiga, kaarka keydka, ama kaarka deynta.

  • Way-Dhamaatay!

    Lasoco wareejinta koontadaada. Waan idin ogeysiin doonaa labadiinaba goorta lacagtaadu timid.

Miyaad qabtaa suaal?

Booqo xarunteena caawinta ama la hadal taageerada macaamiilka. Waxaan halkan u joognaa caawin!

Halkan ammaan ayaad ku tahay

  • Waxaa na kormeera Hay'adda Kormeerida Maaliyadeed ee Iswidhan (Inst. No 45583)

  • Xogtaada iyo xawaaladaada waa sir oo si qarsoodi ayaa loo hayaa

  • Si fudud ula soco - mar walba waad ogtahay halka ay lacagtaadu marayso

  • Waxaan la wada-shaqeenaa bangiyada adduunka hogaamiya iyo bixiyayaasha lacag bixinta, sidaa darteed lacagtaada waxay tagi meel aamin ah mar walba

  • visacard
  • mastercard
  • trustly
  • maestro
  • bankid_sweden

Awoodsiinta dadka iyadoon loo eegin xuduudaha

In ka badan bilyan ee SEK ayaa loo diray saaxiibbada iyo qoysaska adduunka oo dhan. Tani waa in ka badan milyan falal ah daryeelid.

Diyaar ma u tahay inaad bilawdid?

Dirida ugu horeysa waa lacag la'aan