blog

May 15-TransferGalaxy sida caaadada ah waxay billawday Bishan Barakaysan ee Ramadan dhaqdhaqaaq lacageed oo bilaa khidmad ah. Waa fursad fiican oo lacag loogu diri karo Waqooyi-Bariga Afrika ama dal kale oo ka mid ah liiskayaga.

SII AKHRI
blog

Shirkada swidishka ah ee TransferGalaxy waxay sii waddaa adeeggeeda cusub ee lacagaha caalamiga ah. Waxay hadda Heleen 30 milyan oo maalgalin ah oo ka timid Alfvén & Didrikson.

SII AKHRI
blog

Waxay kasoo muuqatay cadadkii ugu danbeyey majalada swiidhishka ah ee “Bra Affärer”

SII AKHRI
blog

TransferGalaxy waxay ku guulaystay "Shirkada ugu fiican farsamada dhaqaalaha 2017" ee Nordic Startup Awards. Aaad baan u faraxsanahay. Waxan mahad balaaran u dirayna Nordic Startup Awards oo abaal marinta na gudoonsiiyey iyo qof kasta oo nagu taageeray wadadi adkayd.

SII AKHRI
blog

Aasaasaha TransferGalaxy: Aaniga iyo aabahay waxan u dirnaa lacag agoon aan qaraabo nahay bil kasta"

SII AKHRI

Örebro, June 15, 2017 - TransferGalaxy waxay ugu deeqday 50.000 SEK la dagaalanka abaraha Somalia

SII AKHRI
blog

TransferGalaxy waxay heshay maalgalino kale waxayna ku fiday yurub.

SII AKHRI
blog

TransferGalaxy oo diiday soo bandhigid 50 milyan oo karoon - hadda shirkaddan waxay doonayansa inay qabsadaan adduunka oo dhan.

SII AKHRI
blog

TransferGalaxy waxay ku guulaystay "Hal-abuurka sanadka" ee Örebro Galan 2017! Aaad baan u faraxsanahay. Waxan mahad balaaran u dirayna Örebro Galan oo abaal marinta na gudoonsiiyey iyo qof kasta oo nagu taageeray guushn.

SII AKHRI
blog

Maanta waxaa shirkada TransferGalaxy soo booqday wasiirka ganacsiga ee dalka Sweden. Waxaa laga wada hadlay horumarinta iyo mustaqbalka shirkadaha ka ganacsada arrimaha dhaqaalaha iyo IT:ga.

SII AKHRI
blog

TransferGalaxy waxay ku guulaystay "Shirkada ugu fiican 2016" ee Business Challenge. Aaad baan u faraxsanahay. Waxan mahad balaaran u dirayna Business Challenge oo abaal marinta na gudoonsiiyey iyo qof kasta oo nagu taageeray wadadi adkayd.

SII AKHRI
blog

Shirkada dhaqalaha iyo tiknoolajiyada TransferGalaxy way koraysa waxayna samaysay koru kac wayn oo balaaran waxaa mahad leh maalgaliyayaasha venture capital fund BackingMinds.

SII AKHRI

Bosska H&M “Swishka Lacagta Dibada”

6 Bisha Sagaalaad, 2016
blog

Laba sano ka hor waxay bilaaben “Swishka Lacagta Dibada” iyagoo ka bilaabay Vivalla, Örebro. Hadana waxay tartan kula jiraan Western Union- Maamulaha H&M Karl-Johan Persson.

SII AKHRI
blog

Yosef Mohamed wuxu rabay inu Lacag u diro Ina Adeerkii oo Sideed sano jir ah si uu iskoolka iskaga bixiyo, lakin waxa adkaatay sidii uu ugu diri lahaa, lakin hada wuxu bilaabay Shirkadan si uu u xaliyo arinkaas.

SII AKHRI
blog

Waxan aad ugu Faraxasanahay oo aan Iclaaminayna in Backingminds ay Maalgalin Siisay TransferGalaxy! Aasaasayaasha Maalgalinta Sara Wimmercranz & Susanne Najafi iyo waliba Saaxiibadooda aduunka iyo khibradooda Dhaqalaha suqa Internetka TransferGalaxy waxay noqotay midi ku haboonayd suuqa. waxan ku faraxsanahay inan si wadno la kobcitaanka iyo cawinaadooda.

SII AKHRI

STHLM Tech Fest 2016

25 Bisha Sideedaad, 2016
blog

We are happy to annouce that TransferGalaxy will be one of the speakers at this year's biggest tech event, STHLM Tech Fest 2016!

SII AKHRI

Hargaisa, Sept, 17, 2015 - Shirkadda TransferGalaxy Ee Adeegga Xawaaladda Casriga ah iyo Telesom Company waxay maanta si rasmi ah u daahfurayaan iskaashi adeeg (Service Partnership) dhinaca xawaaladda dibadda ah oo ay wada yeesheen. Adeeggan ay wada daahfurayaan labada shirkadood waxa uu suurtagalinayaa in si Online ah ay macaamiishu qurba joogga ahi 22 wadan oo Yurub ah uga soo xawili karaan lacagaha iyadoo ay eheladooda dalka joogaana xisaabahooda ZAAD Service...

SII AKHRI