15 Bisha Lixaad, 2017

War-Saxaafadeed: TransferGalaxy waxay ugu deeqday 50.000 SEK la dagaalanka abaraha Somalia

TransferGalaxy waxay ugu deeqday 50.000 SEK la dagaalanka abaraha Somalia

Shirkada Dhaqalaha TransferGalaxy waxay dooratay inay ugu deeqdo 50.000 SEK hayadaha Abaraha Somalia, Abarahaso wadanka aad u sameyey dhanka dhaqalaha iyo bini aadamnimadaba.

Deeqdaas gaar ah ee bishi March iyo April, TransferGalaxy waxay awooday inay u dirto 50.000 SEK.

- Markii aan aragnay waxa ka dhacaya Geeska Africa, waxay ahayd inan qaadano go’aan si aan u caawino inta aan awoodno ugana qaybqaadano abaha, iyadoo ku dayasho u noqonaysa shirkada iyo shakhsiyadka deeganka abaaruhu ka dhacen, Sidas waxa yiri Gudomiyaha Shirkada Yosef Mohamed.

Hiigsiga TransferGalaxy waa in ay ka dhigto habki xawilada qaab casri oo dadku lacag iskugu diri karan ehelkoda iyo asxabtoda, waxa Shirkada la aasasay 2014 waxana aasasay sadex dhalinyaro ah oo saaxib ah kuwaso dhib kala kulmi jiray inay u diran lacag africa, Shirkadu waxay dooratay inay saarto dadaalka sidi macamisha shirkadu ay heli lahayen adeeg fudud oo dhaman Europe oo dhan laga diri karo,iyadoo loo dirayo 17 wadan oo u badan Africa iyo Asia.