Eeg goobaha lacagta laga qaadan karo

  • Diristada ugu horaysa waa lacag la'aan
  • U dir lacag xarumaha kaash bixinta ee Turkiga Liira (TRY) ama Doolar ahaan.
  • Lacagta waxa laga soo qaadan kara isla markiiba xarumahan PPT & UPT ee hoos ku xusan

  • img
  • img
  • img

  • U dir lacag akoon kasta oo bangi oo Turkiga ah Edirne ilaa Kars.
  • Hubi inaad haysato IBAN sax ah akoonka bangiga aad u dirayso ee Turkish Lira ah (TRY).

Diyaar ma u tahay inaad bilawdid?

Dirida ugu horeysa waa lacag la'aan

Ku dir lacag ilbiriqsiyo

  • Fudud

    U dir adeega taleefanka gacanta ama ka qaado lacagtada 20 + wadan adigoo samaynaya talaabooyin yar.

  • Degdeg

    Dir wakhtigaad doonto. Dirista badankeed waxaa ay ku gaarta qofka ilbiriqsiyo gudahood.

  • Kharash yar

    Kumi kasta oo la keydiyo waa kumi dheeraad u ah qofka aad jeceshahay.

  • Dhib-la'aan

    Ka dir meel kasta oo aad joogtid - looma baahna inaad booqato wakiil.

Halkan ammaan ayaad ku tahay

  • Waxaa na kormeera Hay'adda Kormeerida Maaliyadeed ee Iswidhan (Inst. No 45583)

  • Xogtaada iyo xawaaladaada waa sir oo si qarsoodi ayaa loo hayaa

  • Si fudud ula soco - mar walba waad ogtahay halka ay lacagtaadu marayso

  • Waxaan la wada-shaqeenaa bangiyada adduunka hogaamiya iyo bixiyayaasha lacag bixinta, sidaa darteed lacagtaada waxay tagi meel aamin ah mar walba

  • visacard
  • mastercard
  • trustly
  • maestro
  • bankid_sweden

Awoodsiinta dadka iyadoon loo eegin xuduudaha

In ka badan bilyan ee SEK ayaa loo diray saaxiibbada iyo qoysaska adduunka oo dhan. Tani waa in ka badan milyan falal ah daryeelid.

Waxaa jira dad badan oo anaga ah

Waxaan u qaadnaa ayeeyda dhakhtarka marka ay jirato. Waxaan saaxiibka ka caawinaa arooskiisa ama walaasheen waxyaalaha aan la fileynin. Si wada jir ah ayaan u sameyneynaa isbeddel. kuwaani waa sheekooyinka aan wadaagnay.

Waan dadaalaa waqtiyadan adag sababtoo ah waa in aan taageeraa qoyskeyga. Waa ay fududahay in aad lacag ku dirsatid Transfer Galaxy, maxaa yeelay waxaad lacag ku dirsan kartaa xarumaha kaashka bixiya ama koonto bangi.

Ferhan oo u dirsada Turkiga

"Transfer Galaxy ile para göndermek çok pratik. Uygulamasını kullanarak veya bilgisayardan, doğrudan bir banka hesabına veya nakit teslim noktalarına hızlı ve güvenli bir şekilde gönderebiliyorum"

Özkan,wuxuu lacag u diraa Turkiga.

Waxaan si fudud lacag uga dirsadaa Transfer Galaxy wiilkeyga oo dhigta jaamacad, si uu dhaqsi u qaato lacagta.

Himmet oo u dirsada Turkiga

Dir Lacag xili kasta

Dhib male halkaad ku sugan tahay, app-kayaga lagu isticmaalo taleefanka ayaa kuu ogolaanaya in aad dirto lacag waqti kasta.