U dir lacag dadkaaga aad jeceshahay
Gaar meel dhaafsan xuduuddaha oo u dir lacag dadka aad jeceshahay.

Ku dir lacag ilbiriqsiyo
-
Fudud
U dir adeega taleefanka gacanta ama ka qaado lacagtada 20 + wadan adigoo samaynaya talaabooyin yar.
-
Degdeg
Dir wakhtigaad doonto. Dirista badankeed waxaa ay ku gaarta qofka ilbiriqsiyo gudahood.
-
Kharash yar
Kumi kasta oo la keydiyo waa kumi dheeraad u ah qofka aad jeceshahay.
-
Dhib-la'aan
Ka dir meel kasta oo aad joogtid - looma baahna inaad booqato wakiil.
Halkan ammaan ayaad ku tahay
-
Waxaa na kormeera Hay'adda Kormeerida Maaliyadeed ee Iswidhan (Inst. No 45583)
-
Xogtaada iyo xawaaladaada waa sir oo si qarsoodi ayaa loo hayaa
-
Si fudud ula soco - mar walba waad ogtahay halka ay lacagtaadu marayso
-
Waxaan la wada-shaqeenaa bangiyada adduunka hogaamiya iyo bixiyayaasha lacag bixinta, sidaa darteed lacagtaada waxay tagi meel aamin ah mar walba
Awoodsiinta dadka iyadoon loo eegin xuduudaha
In ka badan 7 bilyan ee SEK ayaa loo diray saaxiibbada iyo qoysaska adduunka oo dhan. Tani waa in ka badan afar milyan falal ah daryeelid.
Waxaa jira dad badan oo anaga ah
Waxaan u qaadnaa ayeeyda dhakhtarka marka ay jirato. Waxaan saaxiibka ka caawinaa arooskiisa ama walaasheen waxyaalaha aan la fileynin. Si wada jir ah ayaan u sameyneynaa isbeddel. kuwaani waa sheekooyinka aan wadaagnay.

"Waxaan qarashka caafimaadka ka taageeraa ayeeyaday oo ku nool Taylaan. Mar walba ay lacag u baahato, waxaa iga caawiya in aan dhaqsi ku gaarsiiyo Transfer Galaxy."
Rose, waxay lacag u dirtaa Taylaan
"Aad ayay u fududahay in aad lacag ku dirsatid Transfer Galaxy. Waxaan lacag ku diri karaa xarumaha kaashka laga bixiyo, ama si toos ah akoon bangi, anigoo ka diraya app-ka ama kumbiyuutarka, si dhaqsi iyo ammaan ah"
Özkan, wuxuu lacag u diraa Turkiga.
"Walaalkay wuxuu ku noolyahay Ciraaq. Riyadiisu waa in uu yeesho ganacsi u gaar ah, anigana waxaan u diraa lacag aan kaga caawiyo in riyadiisu uu ka dhabeeyo!"
Humam, wuxuu lacag u diraa Ciraaq.Diyaar ma u tahay inaad bilawdid?
Dirida ugu horeysa waa lacag la'aan