Ku dir lacag ilbiriqsiyo

  • Fudud

    U dir adeega taleefanka gacanta ama ka qaado lacagtada 25 + wadan adigoo samaynaya talaabooyin yar.

  • Degdeg

    Dir wakhtigaad doonto. Dirista badankeed waxaa ay ku gaarta qofka ilbiriqsiyo gudahood.

  • Kharash yar

    Kumi kasta oo la keydiyo waa kumi dheeraad u ah qofka aad jeceshahay.

  • Dhib-la'aan

    Ka dir meel kasta oo aad joogtid - looma baahna inaad booqato wakiil.

Halkan ammaan ayaad ku tahay

  • Waxaa na kormeera Hay'adda Kormeerida Maaliyadeed ee Iswidhan (Inst. No 45583)

  • Xogtaada iyo xawaaladaada waa sir oo si qarsoodi ayaa loo hayaa

  • Si fudud ula soco - mar walba waad ogtahay halka ay lacagtaadu marayso

  • Waxaan la wada-shaqeenaa bangiyada adduunka hogaamiya iyo bixiyayaasha lacag bixinta, sidaa darteed lacagtaada waxay tagi meel aamin ah mar walba

  • visacard
  • mastercard
  • trustly
  • maestro
  • bankid_sweden

Awoodsiinta dadka iyadoon loo eegin xuduudaha

In ka badan 5 bilyan ee SEK ayaa loo diray saaxiibbada iyo qoysaska adduunka oo dhan. Tani waa in ka badan laba milyan falal ah daryeelid.

Waxaa jira dad badan oo anaga ah

Waxaan u qaadnaa ayeeyda dhakhtarka marka ay jirato. Waxaan saaxiibka ka caawinaa arooskiisa ama walaasheen waxyaalaha aan la fileynin. Si wada jir ah ayaan u sameyneynaa isbeddel. kuwaani waa sheekooyinka aan wadaagnay.

"Waxaan qarashka caafimaadka ka taageeraa ayeeyaday oo ku nool Taylaan. Mar walba ay lacag u baahato, waxaa iga caawiya in aan dhaqsi ku gaarsiiyo Transfer Galaxy."

Rose, waxay lacag u dirtaa Taylaan

"Aad ayay u fududahay in aad lacag ku dirsatid Transfer Galaxy. Waxaan lacag ku diri karaa xarumaha kaashka laga bixiyo, ama si toos ah akoon bangi, anigoo ka diraya app-ka ama kumbiyuutarka, si dhaqsi iyo ammaan ah"

Özkan, wuxuu lacag u diraa Turkiga.

"Walaalkay wuxuu ku noolyahay Ciraaq. Riyadiisu waa in uu yeesho ganacsi u gaar ah, anigana waxaan u diraa lacag aan kaga caawiyo in riyadiisu uu ka dhabeeyo!"

Humam, wuxuu lacag u diraa Ciraaq.

Diyaar ma u tahay inaad bilawdid?

Dirida ugu horeysa waa lacag la'aan

Dir Lacag xili kasta

Dhib male halkaad ku sugan tahay, app-kayaga lagu isticmaalo taleefanka ayaa kuu ogolaanaya in aad dirto lacag waqti kasta.