RAMADAN MUBAARAK

Wavy

Casuum saaxiibadaa oo hel 250kr midkiiba

Qiimadhimis ku hel ku casuumida saaxiibadaa in ay Transfer Galaxy isticmaalaan.  

 

  • Waa ay fududahay casuumidu. Waxa kaliya ee aad u baahantahay waa cinwaanka email-ka ama lambarka saaxiibkaa.

 

  • Marka qofka aad casuumtay uu diro wax ka badan 500kr ama in u dhiganta, waxaan kuu soo diri doonnaa 250kr ama in u dhiganta oo qiimadhimis ah.

 

  • Waxaad casuumi kartaa inta qof ee aad doontid waxaadna ku helaysaa ilaa 10 qiimadhimis. 

 

Si aad u ogaatid sida loo casuumo saaxiibkaa, guji halkaan

 

 

 

 

 

Ku dir lacag ilbiriqsiyo

  • Fudud

    U dir adeega taleefanka gacanta ama ka qaado lacagtada 20 + wadan adigoo samaynaya talaabooyin yar.

  • Degdeg

    Dir wakhtigaad doonto. Dirista badankeed waxaa ay ku gaarta qofka ilbiriqsiyo gudahood.

  • Kharash yar

    Kumi kasta oo la keydiyo waa kumi dheeraad u ah qofka aad jeceshahay.

  • Dhib-la'aan

    Ka dir meel kasta oo aad joogtid - looma baahna inaad booqato wakiil.

Halkan ammaan ayaad ku tahay

  • Waxaa na kormeera Hay'adda Kormeerida Maaliyadeed ee Iswidhan (Inst. No 45583)

  • Xogtaada iyo xawaaladaada waa sir oo si qarsoodi ayaa loo hayaa

  • Si fudud ula soco - mar walba waad ogtahay halka ay lacagtaadu marayso

  • Waxaan la wada-shaqeenaa bangiyada adduunka hogaamiya iyo bixiyayaasha lacag bixinta, sidaa darteed lacagtaada waxay tagi meel aamin ah mar walba

  • visacard
  • mastercard
  • trustly
  • maestro
  • bankid_sweden

Awoodsiinta dadka iyadoon loo eegin xuduudaha

In ka badan bilyan ee SEK ayaa loo diray saaxiibbada iyo qoysaska adduunka oo dhan. Tani waa in ka badan milyan falal ah daryeelid.

Waxaa jira dad badan oo anaga ah

Waxaan u qaadnaa ayeeyda dhakhtarka marka ay jirato. Waxaan saaxiibka ka caawinaa arooskiisa ama walaasheen waxyaalaha aan la fileynin. Si wada jir ah ayaan u sameyneynaa isbeddel. kuwaani waa sheekooyinka aan wadaagnay.

"Waxaan qarashka caafimaadka ka taageeraa ayeeyaday oo ku nool Taylaan. Mar walba ay lacag u baahato, waxaa iga caawiya in aan dhaqsi ku gaarsiiyo Transfer Galaxy."

Rose, waxay lacag u dirtaa Taylaan

"Aad ayay u fududahay in aad lacag ku dirsatid Transfer Galaxy. Waxaan lacag ku diri karaa xarumaha kaashka laga bixiyo, ama si toos ah akoon bangi, anigoo ka diraya app-ka ama kumbiyuutarka, si dhaqsi iyo ammaan ah"

Özkan, wuxuu lacag u diraa Turkiga.

"Walaalkay wuxuu ku noolyahay Ciraaq. Riyadiisu waa in uu yeesho ganacsi u gaar ah, anigana waxaan u diraa lacag aan kaga caawiyo in riyadiisu uu ka dhabeeyo!"

Humam, wuxuu lacag u diraa Ciraaq.

Diyaar ma u tahay inaad bilawdid?

Dirida ugu horeysa waa lacag la'aan

Dir Lacag xili kasta

Dhib male halkaad ku sugan tahay, app-kayaga lagu isticmaalo taleefanka ayaa kuu ogolaanaya in aad dirto lacag waqti kasta.