Waxa kaliya aad u baahan tahay waa BankID-kaaga (Aqoonsigaaga Bangiga) ama Aqoonsigaaga. Oh, iyo haka walwelin. Waxaad kaliya u baahan tahay koonto, ma ahan qaatayaashaada.
Si toos ah ayaan u keydin doonaa qaatahaaga. Waxaad u baahan tahay kaliya inaad faahfaahinta hal mar geliso.
Ka dooro dhowr bixiyeyaasha boorsada taleefanka gacanta ama kumanaan ah meelaha lacagta cadaan looga qaato.
Waxaan kuu tusi doonaa kharashka kaaga baxayo iyo qiimaha sarrifaadasi hore. Waxaad arki doontaa si sax ah inta uu heli doono qaatahaaga.
Hubi in wax walba ay u muuqdaan si sax ah. Ku bixi si ammaan ah lacag wareejinta bangiga, kaarka keydka, ama kaarka deynta.
Lasoco wareejinta koontadaada. Waan idin ogeysiin doonaa labadiinaba goorta lacagtaadu timid.
Booqo xarunteena caawinta ama la hadal taageerada macaamiilka. Waxaan halkan u joognaa caawin!
Waxaa na kormeera Hay'adda Kormeerida Maaliyadeed ee Iswidhan (Inst. No 45583)
Xogtaada iyo xawaaladaada waa sir oo si qarsoodi ayaa loo hayaa
Si fudud ula soco - mar walba waad ogtahay halka ay lacagtaadu marayso
Waxaan la wada-shaqeenaa bangiyada adduunka hogaamiya iyo bixiyayaasha lacag bixinta, sidaa darteed lacagtaada waxay tagi meel aamin ah mar walba
Hab la isku halayn karo oo fudud oo aad kula xiriiri karto dadka aad jeceshahay. Haddii aad ugu yeerto Airtime mobayl, credit mobayl ama dib-u-buuxin mobayl, waxaad joogtaa meesha saxda ah. U dir Airtime isla markiiba lambarka mobayl kasta oo dunida oo dhan ah. App-keena mobaylka ah waxaad Airtime si dijitaal ah ugu diri kartaa adigoo ka dooranaya xirmooyin kala duwan oo uu bixiyo shirkadda adeega ee qaataha.
Ku gal app-ka Transfer Galaxy oo taabo astaanta Airtime ee shaashadda hore.
Waxaad kaliya u baahan tahay inaad geliso lambarka saxda ah ee qofka qaadanaya si aad u hesho liiska xirmooyinka laga heli karo shirkadda adeegga.
Ka dooro xirmooyinka ugu fiican ee shirkadda adeegga, eeg faahfaahinta iyo lacagta la bixinayo.
Hadda kaliya bixi lacagta waana dhammaatay. Airtime-ka waxaa isla markiiba loogu wareejinayaa lambarka taleefanka la doortay.
In ka badan bilyan ee SEK ayaa loo diray saaxiibbada iyo qoysaska adduunka oo dhan. Tani waa in ka badan milyan falal ah daryeelid.
Dirida ugu horeysa waa lacag la'aan